Qunsulka Guud ee Frankfurt ee Itoobiya ayaa Soo Bandhigay bandhig dhaqameedka

BFrankfurt (NN) 19/04/2016

Bandhig dhaqameed ballaaran oo Siweyn Loo Soo Agaasimay isla markaana loogu talo-galay kor u qaadida dhaqanka Taariikhda Itoobiya ayaa lagu qabtay magaalada Frankfurt Jaamacada University Goethe Germany waxaa ka qaybgalay Qunsulka Guud ee Frankfurt, Mudane Mehreteab Mulugeta iyo
Qurbo-joog, dhallinyaro, ardayda Jaamacadaha iyo marti-sharaf kale oo lagu casuumay iyadoo intii uu socday bandhiga lagu daawaday cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Muqaalo iyo Cabitaano kala duwan iyo Cuntooyin kale duwan.

1Ugu Horayntii Waxaa Munaasabadan bandhig dhaqameedka ka hadlay Qunsulka Guud ee Frankfurt, Mudane Mehreteab Mulugeta
taariikhda cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka. Soo jireen ka ah ee Itoobiya Dhammaan dadkii ka qayb-galay bandhig-dhaqameedka ayaa waxay si isku mid ah u til-maameen in barnamijkan bandhig dhaqameedka uu yahay mid dhaxal-gal ah loogana baahan yahay in la joogteeyo sanad kasta la soo bandhigo
.

Comments are closed