DAAWO TOPNEWS Cambaareyn Al-qushaash Al-galmudug Hambalyo Ciidanka liyuu Booliska Jaaliyadda DDSI Wadamada Scandinavian

Sweden Göteborg-Sweden (ESTV) 24/04/2016

Gudoomiyaha Wakiilka Jaaliyadaha DDSI ee Scandinavian Mudane Abdiaziz Serar Hashi Ayaa warbaahinta DDSI u sheegay inay Cambaaynayaan Kooxda Al-qushaash Al-galmudug Weerarka ay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya ay ku soo qaadeen.

Waxaan halkan Hambalyo ugu Direynaa Anagoo Ah Qurbajoogta DDSI Ee ku dhaqan Wadamada Scandinavian oo aan ku haldalyo Magaceyga iyo Magaca Jaaliyadda DDSI Ee Waxaan Hambalyo U Direynaa Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska ee Markasta u taagan in ay difaacaan Shacabka DDSi Hambalyo

DAAWO VIDEO MUQAAL AH

Comments are closed