DAAWO Columbus, Ohio Cambaareyn Al-qushaash Al-galmudug & Hambalyo Ciidanka liyuu Booliska Jaaliyadda DDSI Ee Columbus, Ohio

Dds Columbus, Ohio(ESTV) 25/04/2016

Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Columbus, Ohio MUDANE Muse Xuseen Macalin ayaa Warbaahinta DDSI u sheegay inay Cambaaynayaan Kooxda Al-qushaash Al-galmudug Weerarka ay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya ay ku soo qaadeen.

Waxaana halkan Hambalyo ugu  dirayaa Anigoo ku Hadlaya Magaceyga iyo Magaca  Jaaliyadda DDSI Columbus Ohio Waxaana Hambalyo U Dirayaan Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska ee Markasta u taagan in ay difaacaan Shacabka DDSi Hambalyo

DAAWO VIDEO MUQAAL AH

 

Comments are closed