DAAWO TOPNEWS Cambaareyn Al-qushaash Al-galmudug & Hambalyo Ciidanka liyuu Booliska Jaaliyadda DDSI Ee Australia

DdsiAustralia  (ESTV) 25/04/2016

Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Australia Marwo Umalkheyr Iyo Kuxigeenka Jaaliyadda Sheekh Xasan ayaa warbaahinta DDSI u sheegay inay Cambaaynayaan Kooxda Al-qushaash Al-galmudug Weerarka ay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya ay ku soo qaadeen.

Waxaana halkan Hambalyo ugu u dirayaan Ayagoo ku Hadlayaan  Magacooda iyo Magaca Jaaliyadda DDSI Australia Waxaana Hambalyo U Dirayaan Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska ee Markasta u taagan in ay difaacaan Shacabka DDSi Hambalyo

DAAWO VIDEO MUQAAL AH

Comments are closed