DAAWO TOPNEWS Cambaareyn Al-qushaash Al-galmudug & Hambalyo Ciidanka liyuu Booliska Jaaliyadda DDSI Ee Birmingham

Birmingham Birmingham  (ESTV) 25/04/2016

Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Magaalada Birmingham ee Uk Mudane Bile Maxamed Siyaad ayaa warbaahinta DDSI u sheegay inay Cambaaynayaan Kooxda Al-qushaash Al-galmudug Weerarka ay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya ay ku soo qaadeen.

Waxaan halkan Hambalyo ugu Direynaa Anagoo Ah Qurbajoogta DDSI Ee ku dhaqan Magaalada Birmingham UK Anigoo ku Hadlaya  Magaceyga iyo Magaca Jaaliyadda DDSI Birmingham Waxaan Hambalyo U Direynaa Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska ee Markasta u taagan in ay difaacaan Shacabka DDSi Hambalyo

DAAWO VIDEO MUQAAL AH 

 

 

Comments are closed