DAAWO TOPNEWS Cambaareyn Al-qushaash Al-galmudug & Hambalyo Ciidanka liyuu Booliska Jaaliyadda DDSI Ee UK

DdsiLondon (ESTV) 25/04/2016

Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Ee Uk Mudane Cali Taqal Ayaa warbaahinta DDSI u sheegay inay Cambaaynayaan Kooxda Al-qushaash Al-galmudug Weerarka ay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya ay ku soo qaadeen.

Waxaan halkan Hambalyo ugu Direynaa Anagoo Ah Qurbajoogta DDSI Ee ku dhaqan UK Anigoo ku Hadlaya  Magaceyga iyo Magaca Jaaliyadda DDSI Ee Dalka Uk Waxaan Hambalyo U Direynaa Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska ee Markasta u taagan in ay difaacaan Shacabka DDSi Hambalyo

DAAWO VIDEO MUQAAL AH 

Comments are closed