DAAWO TOPNEWS Cambaareyn Al-qushaash Al-galmudug & Hambalyo Ciidanka liyuu Booliska Jaaliyadda DDSI Wadamada Carabta

Dubai Dubai  (ESTV) 25/04/2016

Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Wakiilka Wadamada Carabta Mudane Najiib Cusmaan  Ayaa warbaahinta DDSI u sheegay inay Cambaaynayaan Kooxda Al-qushaash Al-galmudug Weerarka ay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya ay ku soo qaadeen.

Waxaan halkan Hambalyo ugu Direynaa Anagoo Ah Qurbajoogta DDSI Ee ku dhaqan Wadamada Carabta oo aan ku Hadlayo  Magaceyga iyo Magaca Jaaliyadda DDSI Ee Wadamada Carabta Waxaan Hambalyo U Direynaa Ciidamada geesiyiinta ah ee liyuu Booliska ee Markasta u taagan in ay difaacaan Shacabka DDSi Hambalyo

DAAWO VIDEO MUQAAL AH 

 

Comments are closed