Eng: Axmed Mukhtar Sh (Eegga) loo Magacaabay Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Qoraxay UK

ukLondon (ESTV) 01/05/2016

Waxaa Magaalada London lagu Qabatay Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen masuuliyiinta ugu sareeysa ee Jaaliyadda DDSI ee Qoraxay Ee ku dhaqan UK dhamaan Waxey isku Raaceen in Gudoomiyaha Cusub ay u doortaan Mudane Eng: Axmed Mukhtar Sh (Eegga) guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay Jaaliyadda DDSI Ee Qoraxay Ee UK oo ka hadlayay munaasabadda uu xilka kula wareegay ayaa sheegay inay ka go’an tahay inuu ka shaqeeyo sidii Lagu Hormarinayo Gobolka Qoraxay.

 

uk3

Gudmiyaha Cusub Jaaliyadda DDSI Ee Qoraxay, Mudane Eng: Axmed Mukhtar Sh  (Eegga) Waxaa Kaloo uu Sheegay “Waxaan Ballan-Qaaday Xilka la’ii igmaday In aan ka Soo Bixi Doono Siina Laba Jibaari Doono Dadaal Iyo Dardargalinta Isagoo Carabka Ku Adkeeyey Inuu Howlaha Shaqo Ee Dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Qoraxay Si Wada Jir Ah U Wada Shaqeyn Doonaan.

1. Gudoomiye Kuxigeenka 1aad
Mudane Axmed Miraad Nuur

2. Gudoomiye Kuxigeenka 2aad
Marwo Qamar Sh  Xasan

3. Qasnaji Lacag Haye Marwo Shukri Daahir 1aad

4. Qasnaji Marwo Fadimo Suldan Maxamuud Haybe 2aad

5. Qasnaji Marwo Qamar Sh Xasan 3aad

Gudoomiye Eng:Ahmed mukhtar sheikh(eegga)

uk2

Contact: Email : ahmedfaaf@hotmail.co.uk

FB_IMG_1462350146442

Comments are closed