Ogeysiis Jaaliyadda DDSI Denmark diwaangalinta Xubana july Shirka Jigjiga ka Qeybgalaya

13112610_1747509965526713_45562204_o

Denmarka (ESTV) 07/05/2016

Ogeysiis Dhamaan Jaaliyadda DDSI ee Ku dhaqan dalka Denmark Waxaa lagu Wargalinayaa in ay La soo Xidhiidhaan Gudiga Jaaliyadda DDSI ee Denmark Sifa loo diwaan galiyo Xubnaha Jaaliyadda DDSI ee Denmark ee Ka Qeybgalaya Shirweynaha Qurbajoogta DDSI ee lagu qaban doono xaruunta maamulka DDSI Ee Magaalada Jigjiga Sifa Magacyada loogu Gudbiyo Xafiiska Qurbajoogta DDSI ee Jigjiga.

Fadlan Lasoo Xidhiidh Gudiga diwaan Galinta Jaaliyadda DDSI ee Denmark Waxaad kala soo Xidhiidhaan Magacyada iyo Teleefoonada Hoos Ku Qoran

(1) Mudane dhuux C/cumar Tell 71450072

(2) Mudane C/fatax Qoraxey Tell 4531204167

(3) Mudane C/laahi yusuf  Tell 91636751

 

Comments are closed