73-Qof oo ku dhimatay Afghnistan Shilka weyn oo ka dhacay

13214618_1747948022149574_1528653143_o

Afghnistan (NN) 08/05/2016

Waxaa magaalada Ghazni ee Dalka Afghanistan Ka dhacay shil aad u weyn oo ayaa ku dhintay 73 Qof  Waxaa isku dhacay Bas Ragaab saran iyo Gaarwarida shidaalka Qaada Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in. cutub ciidamada Afghanistan ayaa oo Gurmadka ah oo gaaray goobta shilka ka dhacay degmada Moqor ee gobolka dhexe ee Ghazni qaarka ka badbaaday rakaabka, laakiin qaar badan oo ku dhaawacmay xaaladooda ay qatar tahay.

Qaar badan oo ka mid ah haweenka iyo carruurta dhintay, oo ay ku jiraan, ayaa gubtay aqoonsigooda Tirada dhimashadu ayaa gaareyso 73-Qof’ ayuu yiri afhayeenka wasaaradda Ismail Kawoosi oo u sheegay AFP, waxaana la filayaa in ay weli ku kici karto tiro dheeraad ah. ‘Inta badan ayaa waxaa loola cararay cisbitaalada (koonfurta) magaalada Kandahar iyo Ghazni.

Comments are closed