Xeer Ilaaliyaha Guud ee Itoobiya oo la magacaabay Getachew Ambaye,

20160517_150109

Addis-Ababa  (ESTV) 17/05/2016

Mudane Getachew Ambaye, Wasiirka Cadaaladda Garsoorka Itoobiya ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Hailemariam Desalegn maanta u Magacaabay Xeer-ilaaliyaha Guud Itoobiya. iyadoo laga sheegay kulanka inuu yahay mas’uul khibrad iyo aqoon dheer u leh sharciga iyo arrimaha cadaaladda. Waxayna Wakiiladu Shacabka  (HPR) ayaa maanta ansaxiyeen magacaabidda Getachew Ambaye Xeer-ilaaliyaha Guud ee Itoobiya cod aqlabiyad ah.

Sidoo kalena wuxuu warbixin ka siiyay golaha wasiirrada warbixin hay’adaha garsoorka oo uu sheegay in loo baahan yahay in dib-u-habeyn lagu sameeyo.

Ugu danbayn, Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay Tababar lasiin doono hay’adaha garsoorka si kor loogu qaado tayada iyo weliba aqoonta shaqaalaha dowladda.

Comments are closed