Ogeysiis: Dhamaan Hogaaminta Jaaliyadaha DDSI Ee Qurbaha

Screenshot_20160521-044549Jigjiga  ( ESTV) 21/05/2016

Waxay wakaalada xidhiidhka arimaha qurbajoogta ee DDSI ogaysiinaysaa dhamaan hogaaminta jaaliyadaha qurbajoogtu inay liistiga magacyada qurbajoogta kaqaybgalaysa shir-waynaha qurbajoogta ay kusoo diraan emailkan qurboddsi@gmail.com  si loogu sii fudaydiyo nidaaamka kaqaybgalka shir-waynaha.

Comments are closed