Warbixin Booqashadii Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ee dalka Kuwait

kuwaitKuwait (NN) 22/05/2016

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Kuwait oo xiriir kala dhexeeya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya

Waxaa ka mid ahaa wafdiga wasiirka taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed, taliyeyaasha ciidamadda cirka iyo badda  waxa ayna  martiqaad rasmi ah ka helay dalka Kuwait intii u dhexeysay 17-kii ilaa 20kii bishan May,

Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa halkaas kula kulmey madaxda ugu sareysa dalkaas, gaar ahaan dhinaca ciidamadda iyo boqortooyada iyadoo ay kala hadleen dowladda kuwait sidoo loo xoojin lahaa xirirka ka dhexeeya laba dhinac.

Si kastaba ha ahaatee Boqortooyada Kuwait ayaa ka mid ah wadamada taageera Soomaaliya.

Comments are closed