DAAWO: Khartuum: Tababar Saraakiil Soomaali ah loogu soo xiray dalka Sudan

sudanSudan (NN) 26/05/2016

Munaasabad balaaran oo ka dhacday caasimada dalka Sudan ee Khartuum ayaa waxaa tababar loogu soo xiray saraakiil badan oo ka tirsan ciidamada dalkaasi waxbarashada ku qaatay oo ay ku jiraan Saraakiil Soomaali ah.

Xafladan oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Al Bashiir ayaa waxaa sidoo kale ku sugnaa Wasiirka Gaashaandhiga ee Soomaaliya Cabdulqaadir Diini.

Comments are closed