427 Kiilo Ayuu Miisaan keeda Gaaray Waxeyna isku badashay Sida Tan

3230London (NN) 04/06/2016

Dunida ayaa waxaa ku soo badanaya Boqolkii  80% Buurniinka Dumarka Taasoo inta badan gala Isbitaalada Lagu Khalo Baruurta Saaran Jirkooda Sida Aad arkeysan Sawirada Gabdhan Waxey noqotay 427 Kiilo Waa Miisan Aad u Culus oo gabi ahaan Howlihii ay u baahnayd gabi ahaan Qabsan weyday oo ku adkaatay in ay Jirkeeda Meerato Marka Isbitalka lageeyay oo khalniinka lagu Sameeyay Waxey isku badashan sida sawirka kaaga muuqda

Screenshot_20160604-063354primmero-mujer-kilos-04primmero-mujer-kilos-08

Comments are closed