Qurba-joogta DDSI Ee Australia Kunool Oo Waftigii Afur Heer sare ah Usamaysay

Screenshot_20160615-080853Melbourne   ( ESTV) 14/06/2016

Kadib guushii ka dhalatay melboune ee wadanka Australia ayay qurbajoogta kasoo jeeda DDSI ee kunool wadanka Australia afur sharafeed heer sare ah usameyeen waftigii u hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Screenshot_20160615-081354Hadaba waa kuwa halkan kamuuqda waftigii oo si fiican ugu afuraya guriga cabdiqani iyagoo waftigu afurkii kadibna si wayn ugu mahadceliyay qurbajoogta DDSI ee wadanka Australia.

Comments are closed