Australia (ESTV) 14/06/2016
Safiirka ayaa sheegay inay arintani ay dhabar-jab aad u wayn ku ahayd UBBO gaar ahaan hogaamintoodii Dad cunka ahaa ee shacabka dhiigiisa kaganacsan jiray. Waxayna safiirku xaqiijisay in shirkani uu Muujiyay ka go’naanshaha iyo firfircoonida shaqo ee ay soomaalidu leedahay islamarkaana waxay Safiirku xustay inay kahor intaysan imaanin Australia ay soo martay DDSI iyadoo gaar ahaan xarunta Deegaanka ee magaalada jigjiga iyo gobolada kale ee deegaankaba kusoo aragtay inuu kajiro horumar Aad u balaadhan oo dhan walba ah.
Sidaa darteed waxay ambassador Ttiru kuboorisay dadka soomaalida ah in looga baahan yahay inay sii Laba jibaaraan horumarka iyo maalgashiga laxaadka leh ee ay kabilaabeen DDSI.
Comments are closed