DAAWO MOHAMED OSMAN SAHID: “Waxaan Qaatay Nabada DDSI kajirta 360 Digrii Qalad ayaan Galay”

DAAWO MOHAMED OSMAN SAHID: "Waxaan Qaatay Nabada DDSI kajirta 360 Digrii Qalad ayaan Galay"SWEDEN  (ESTV) 16/06/2016

Mudane Maxamed Cismaan Saahid oo ah Mas’uuliin sare oo ka tirsan Kooxda Nabad-diidka ayaa Warbaahinta Dawlad deegaanka Somalida itoobiya NN lasoo Xidhiidhay Ayaa Sheegay in Marka hore uu Salaan u dirayo Xukuumadda federaalka itoobiya iyo Xukuumadda dawlada deegaanka Somalida itoobiya ugu horayn Waxaan salaamaya Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Xukuumadiisa iyo dhamaan shacabwaynaha deegaanka.

 

Deegaanka waxaan ka tagay waqtigii Haile Selassie oo Cadaadiska ka Jiray 5tii sano ee lasoo dhaafay deegaanka waxaa laga Hirgaliyay Hormar balaadhan oo Dhinacyo badan la taaban karo Sida Airport-yada Cisbitaalada Xaruumaha Waxbarasho Caafimaadka.

“Waxaan maanta diyaar u ahay in aan Deegaanka aan wax ka qabsado aan lashaqeeyo xukuumada Dawlada deegaanka Somalida itoobiya”

Comments are closed