Jigjiga (ESTV) 16/06/2016
Muwaadinka u dhashay Deegaanka haduu haysto PASSPORT ka weyn waxaa uu VISA ka qaadan karaa wadanka uu Joogo Safaarada Itoobiya ay ku leedahay haduu san ka qaadan waxaa kaloo uu ka Qadan karaa Airporka Addisababa marka uu soo gaadho
Muwaadinka u dhashay Deegaanka haduu uu sito travel document PASSPORT ka yar uu VISA soo qaadan Muwaadinka u dhashay deegaanka waxaa dib loogu Celin wadankii uu ka yimid Wasiir kuxigeenka Qurbajoogta DDSI ahna Kusimaha Xafiiska qurbajoogta DDSI Mudane Cabdi Khaliif Buraale (Dhoombe) Wuxuu Warbaahinta DDSI u Sheegay ila 7-qof oo u dhashay Deegaanka Dib oo Celiyay ayagoo sita PASSPORT yar ee travel document aysan VISA wadan “ayuu mar kale yiri dhaambe Marka uu Visaha Qaadan waxaa laga doonayaa 1. address ka uu ku degayo 2. qofka uu ku degayo Magaciisa iyo telefoon numberkiisa waa marka uu visaha qaadan.
Comments are closed