Xasan Shiikh oo Xeer kusoo saaray magacaabida Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016

xasanMuqdisho (NN) 17/06/2016

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xeer kusoo saaray magacaabista Guddiga heer Federaal ee Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Sannadkan 2016-ka ka dhacaya dalka.

Guddigaan oo ka kooban 22-xubnood – ayaa Lix ka mid ah yihiin Haween, Waxayna kala yihiin magacyadooda;

  1. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa
    02. Maxamed Jaamac Mursal
    03. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen
    04. Sahra Maxamed Cali Samatar
    05. Maxamed Cabdi Xayir
    06. Saalax Axmed Jaamac
    07. Maxamed Keynaan
    08. Nafiisa Geedi Santuur
    09. Cabdiraxmaan Xabashow
    10. Baarliin Cadami
    11. Cabdiweli Xersi Cabdulle
    12. Saadiq Abshir Garaad
    13. Aadam Ibraahim Aw Xersi
    14. Cabdicasiis Sheekh Xuseen
    15. Cabdiraxmaan Aadan Sate
    16. Maxamed Cabdi Nuur
    17. Xuseen Qaasim Yuusuf
    18. Cabdullaahi Salaad Yaroow
    19. Axmed Maxamed Saciid
    20. Fardowsa Maxamed Ducaale
    21. Aamina Cabdullaahi Dheerow
    22. Raaxo Maxamed Janaqow

Ugu dambeyn, Guddigan ayaa waxay hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe Hirgelin oo Faahfaahsan, Jadwalka Doorashooyinka (Kalandarka Doorashada) iyo inuu ku Dhawaaqo Taariikhda ay dhacayaan Doorashooyinka Sannadkan 2016-ka.

dfi

Comments are closed