Gen: Cabdi Mahdi oo loo Magacaabay la Taliyaha Madaxweynaha Jubbaland

20160622_100034KISMAAYO  (NN) 22/06/2016

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Jubbaland  Gen: C/mahdi C/salaam ayaa loo magacaabay lataliyaha Madaxweynaha Jubbaland Arrimaha Amniga .

Wareegtadan ayaa waxaa ku saxiixan Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed maxamed Islaam.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada;

Magacabis-Gemeral-Cabdi-Mahdi-724x1024

 

Comments are closed