Gudoomiyha Gobolka Erar oo Booqday Buundada Geeldoox oo dhismo ka socda

13530315_1769226683355041_1026240313_nGeeldoox (ESTV) 24/06/2016

Gudoomiyha Gobolka Erer Mudane Axmed Xaaji iyo Kumishineerka Gobalka Kornel Dakhare oo kormeer shaqo ku gaadheen buundada geeldhoox oo dhismo ku socota Taasoo Masuuliyiintan ugu kuur galayaan sida ay shaqada u socoto sifa ay u Xaqiijiyaan howlaha Shaqo ee Buundada Geeldoox oo Mara Wabiga Shabeelle kana tirsan Degmada Cayuun ee gobalka Nogob.

13510467_1769226756688367_159166648_nBuundada Geeldoox ayaa ka mid ah Buundooyinka laf dahabar ka u ah Mashraaciyada waaweyn ee Xukuumdda DDSI ay ka fulin waxey ahmiyad weyn u leedahay isku socodka labada Gobol ee Erar iyo Gobolka Nogob taasoo ay isku Xidheyso ganacsiga labada Gobol Masuuliyiinta ayaa warbaahinta DDSI u sheegay in Mudada loogu talagalay Buundada lagu soo gabagabeyn doono.

13530445_1769226713355038_1216849870_nUgu dambeyntii.  Bulshada gobolka ayaa aad u soo dhaweeyay dhismaha buundada Geeldoox taasoo aad ay ugu faraxsan yihiin howlaha Mashaarcyada Xukuumada ay ka fulin Gobolka.

Comments are closed