Meydadka laba ruux oo laga helay xeebta deegaanka Gandershe ee gobolka Shabeelada Hoose

meskaGandershe (estvlive) 04/01/2017

Deegaanka Gandershe ee gobolka Shabeelaha hoose wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in laga helay meydad soo caarisay badda.

 

Meydadkaasi laga helay deegaankaasi ayaa ahaa lamaanaayaal ajnabi ah oo dalxiisayey.

 

[AdSense-A]

Qeyb ka mid ah meydadka jirkooda ayaa waxaa ka muuqday dhaawacyo, waxa ayna dadka deegaanka ay warbaahinta u sheegeen in lamaanayaashaasi oo maleenayo in ay ka soo jeedaan wadamada reer Galbeedka

Deegaanka Genedershe waxaa gacanta ku haya maleeshiyada Al-Shabaab, marki ay arkeen meydadka ayaa waxa ay ku aaseen isla deegaanka.

Comments are closed