Ogeysiis Dhamaan Jaaliyadda DDSI Germany 07/01/2017 Kulan ka dhacayo Magaalada Karlsruhe

ogeysiisGermany(estvlive) 05/01/2017

Ogeysiis dhamaan jaaliyadda DDSI Germany Waxaa lagu Wargalinaya in ay ka soo qeybgalaan Kulan ay jaaliyadda ku Yeelanayso Magaalada Karlsruhe Jaaliyadda DDSI Ee Germany Ayaa ah Jaaliyad u taagan Taageerida XDSHSI iyo Xukuumadda dawlad deegaanka somalida Itoobiya uu Hogaaminayo Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

[AdSense-A]

Goobta Waa Barco-info Pavilon

Ettlinger Tor Platz 1a

76137 Karlsure

Taariikhda 07/01/17

Waqitga Saacada Waa 12:PM Ilaa 7:PM

Waxii Fahfaahin Ah kala Xidhiidh Gudiga Qaban Qaabada Jaaliyadda

 

Comments are closed