Muqdisho:NISA Oo Gacanta ku dhigtay Mooto Ay Saaranyihiin Walxaha Qarxa

Somali government security forces inspect deserted houses in Elasha town 30 km (18 miles) northwest of Mogadishu June 2, 2012, during an operation to arrest suspected al Shabaab militants. Al Shabaab has in the last nine months surrendered territory under military pressure in and around Mogadishu and in parts of southern and central Somalia where they are battling Ethiopian and Kenyan forces. Picture taken June 2, 2012. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: SOCIETY CIVIL UNREST CRIME LAW)

Somali government security forces inspect deserted houses in Elasha town 30 km (18 miles) northwest of Mogadishu June 2, 2012, during an operation to arrest suspected al Shabaab militants. Al Shabaab has in the last nine months surrendered territory under military pressure in and around Mogadishu and in parts of southern and central Somalia where they are battling Ethiopian and Kenyan forces. Picture taken June 2, 2012. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA – Tags: SOCIETY CIVIL UNREST CRIME LAW)

Muqdisho (estvlive)

Sida ay faafisay Wakaaladda Wararka ee Sonna, Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISAA ayaa degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose ku qabtay Mooto ay saarnaayeen walxaha Qarxa iyo ninkii waday.

 

Saraakiisha NISSA ayaa sheegay in mootada oo ahayd nooca loo yaqaano Dhugdhugleyda la soo  saaray jaakadaha waxyaabaha qarax lagu soo xiray iyo walxo kale oo qarxa, waxayna sheegeen in gacanta ku hayaan mootadii iyo Ninkii waday, waxayna sidoo kale ay sheegeen inay baaritaano socdaan.

[AdSense-A]

Saraakiisha ayaa Faah-faahin intaasi ka badan ka bixin  halka ay ka timid mootada iyo meesha ay ku socotay, hase yeeshee waxaa degaanka gobolka shabeelada hoose aad ugu firfircoon kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jirto ciidamadda  dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom, iyagoo ku dhufoo ka dhaqdhaqaa ah.

Gabagabadii, Magaaladda Muqdisho ee xarunta Soomaaliya, waxaa hadda lagu isku diyaarinayaa qabashada doorashadda guddoonka Barlamaanka iyo mida madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo maantana uu barlamaanku dhagaystay khudbadaha 10 murashax oo u tartamaya guddoonka Barlamaanka Soomaaliya.

Comments are closed