Madaxweynah Puntland oo gaaray degmada Qandala

Qandala (estvlive) 09/01/2017

Wafdi ballaaran oo uu hogaminayo madaxweynaha Puntland-Soomaaliya Dr. Cabdweli Maxamad Cali Gaas ayaa gaaray degmada Qandala ee gobolka Bari.

 

Madaxwynaha ayaa ku socdaalay safar dhinaca badda ah, kaasi oo qaatay in ka badan seddex saac.

 

[AdSense-A]

Safarka madaxweynaha Puntland ee degmada Qandala ayaa ah mid uu ugu kuur galayo xaaladda degmada, maadama dhawaan degmadaasi ay Puntland dib ugala wareegtay maleeshiyo taabacsan ururka Daacish.

Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa la kulmi doona inta uu ku sugan yahay degmada Qandala saraakiisha ciidanka ee ku sugan degmadaasi.

Comments are closed