Wafdi Qurbajoog oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Garoonka Magaalada Jigjiga

biixiiJigjiga (estvlive) 11/01/2017

Waxaa Maanta Garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Jigjiga Siweyn Loogu soo dahweeyay Wafdi Qurbajoog uu Hogaamin Mudane Cabdirisaaq Sheekh Cabdullaahi  Ay Wehlinayaan Maalqabeyno Ajaanib ah Waxaa halkaasi Ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Xukumadda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya uu kamid Yahay.

 

risaaqWasiirka Qurbajoogta Mudane Badri Yusuf Cismaan, Wasiirka Maalgalinta DDSI Mudane Cabdinaasir Maxamed, Wasiir Kuxigeenka Madaxtooyada DDSI Mudane Cabdi wali, Wasiir Kuxigeenka Wasiir Kuxigeenka Xidhiidhka Arrimaha dawlada Dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Baashe Cabdi Ismaaciil, iyo Masuuliyiin kale,

Wafdigan ayaa Waxaa loo Soo galbiyay Xarunta Maamulka DDSI ee Magaalada Jigjiga Wafdigan ayaa Waxey Kulan la yeelan doonaan Masuuliyiin ka tirsan Xukumadda dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Waxeyna Warbaahinta DDSI u sheegeen in ay Ku farax san yihiin sida weyn ee loogu soo dhaweeyay Garoonka Garaad wiil-waal Airport

15941307_1277362388994683_1033105729661172566_nQurbajoogta u dhalatay Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya waxey ka qeyb qadanayaan sidii deegaanka loo hormarinlahaa Islamarkaana Ganacsato shisheeye ah iyo hay’adaha maal-gashiga ee caalamiga ah ayaa u arka dalka Itoobiya inay tahay meel la maal-gashan karo, haddaba, Shirkadan Maal-gashiga  ee dalka Yurub ayaa kulan layeesheen Masuuliyiin katirsan dawlad deegaanka somalida itoobiya

Comments are closed