WAR DEG DEG AH” Prof Max’ed Cismaan Jawaari oo ku guuleystay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

2017111636197100344624679oiuyMuqdisho  (estvlive) 11/01/2017

Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musahrax.

Wareegii hore waxaa doorashada ku tartamay Prof Max’ed Cismaan Jawaari, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, C/fitaax Max’ed Geeseey iyo Idir Aadan Dhatar.

Waxaana musharixiinta ay codadka u kala helleen sidan :

=

·         Pror Max’ed Cismaan Jawaari  [141 cod]

·         C/rashiid Max’ed Xidig       [ 97 cod ]

·         C/fitaax Max’ed Ibraahim Geeseey [17 cod]

·         Idir Aadan Dhakhtar           [2 cod]

 

Ugu danbeyntii, waxaa natiijada ku dhawaaqay guddoonka KMG oo halkaa ka sheegay in Prof Max’ed Cismaan Jawaari mar kale noqonayo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

Wixii warar ah ee danbe waan idin soo gudbin doonnaa..

Comments are closed