Kal-fadhigii 4, aad Ee Golaha 5, aad Ee Xildhibaanada DDSI Oo Soo Gabagaboobey

ddsi1Jigtjiga (estvlive) 12/01/2017

Kal-fadhigii 4aad ee golaha 5aad ee xildhibaanada DDSI ayaa kadib markay goluhu xildhibaanadu talabixin kadhiibteen warbixintii waxqabadka xukuumada ee uu soo jeediyay madaxwayne CMC maalintii shalay ahayd islamarkaana uu madaxwaynuhu kajaawabay dhamaan su’aalihii ay soo jeediyeen goluhu ayaa wuxuu gurigu cod-buuxa ku ansixiyay warbixintii waxqabadka xukuumada, ajandayaashii iyo dhamaan bayaanadii kaladuwanaa ee lasoo hor-dhigay golaha.

 

ddsi2Ansixin gacan taag ah oo aan loo kalahadhin kadibna waxaa kal-fadhigan soo xidhay afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq oo xildhibaanada kula dardaarmay inay kashaqeeyaan arinka abaaraha islamarkaana ay muujiyaan lahaansho iyo wadaniyad ay daacadnimo kudheehan tahay.

Comments are closed