Shirkada Shidaal Qodista Ee Shiinaha oo 6-bilood lagu Soo Gabagabeyn

2017112636197885958099392Drilling 1Addisababa (estvlive) 12/01/2017

Wasiirka Macdanta, Batroolka Iyo Gaaska Dabiiciga Ah ee Itoobiya  Mudane Motuma Mekassa Ayaa Warbaahinta Dalka u sheegay Shaleyto Shirkada Shiinaha ee Magaceeda layiraahdo A, Poly-GCL, batroolka 6aad iyo gaaska dabiiciga ah ka qoday deegaanka somalida Itoobiya wuxuu intaa raaciyay Ceelkii 7ad ee Gaaska dabiiciga ah laga qoday

 

sidoo kale Safiirka Shiinaha dalka Itoobiya u fadhiya Mudane La Yifan, ayaa Warbaahinta u sheegay  in dalka Itoobiya uu bilaabi doonaan soo saarida gaaska dabiiciga ah saddex sano ka dib. noocyada kala duwan sida mashaariicda xoojin doonaa xiriirka wada-shaqayn iyo laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal. ee Shiinaha iyo dalka Itoobiya waxaana la dhameystiri doonaa 6 bilood gudahood. meelaha Qaarkood Ceelasha ay leeyihiin 4.7 trillion cubic feet ah oo gaas dabeeci ah. oo kayd ah.

Waxaana lahelay Taariikhda markey aheyd 1970 ugu dambeyntii ismaamulka dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa markii la dhameystiro Mashruuca Shidaalka ayaa waxey heli doonaan dhaqaale ku filan deegaanka Somalida Itoobiya iyo Fursadooyin Shaqo.

Comments are closed