Boqol Qof Tahriibayaal ah oo laga Cabsi Qabo inay Badda Italy Ku Dhinteen

tahriibLiibiya (estvlive) 15/01/2017

In kabdan  100 qof oo muhaajiriin ah ayaa lagu la’ yahay badda Mediterranean Sea gaar ahaan xeebaha dalka liibiya sida ay sheegayaan ilaalada xeebaha dalka talyaaniga.

Howlgal-ka badbaadinta doontaasi la la’yahay ayaa la sheegay in uu wali socdo inkastoo ay aad u xun tahay  cimilada.

 

Waxaa la sheegay in la’helay 8 qof oo badda banaan-ka soo dhigtay iyo afar qof oo kale oo la’badbaadiyay iyada oo 107 muhaajiraan ah doontii ay saarnaayeen la’la’san yahay, sida warsaxaafadeed ay ku sheegeen saraakiisha ilaalada xeebaha.

Muhaajiriintani ayaa la’sheegay in ay ka’yimaadeen sida  la’aaminsany dalalka qaarada Africa kuwaa oo dooni Qatar badan ku socdaala inta badan.

Qaramada midoobay ayaa sheegtay sanadkii hore in kabadn 5,000 oo qof in ay dhinteen iyaga oo doonaya in ay ka talaabaan badda Mediterranean-ka oo intooda badan ku’ la’day biyaha u dhaxeya Liibiya iyo talyaaniga.

 

Comments are closed