Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Wafdi uu Hogaamin oo Maanta Addisababa Gaaray

16118011_1877918602485848_1613620440_nAddisababa (estvlive) 15/01/2017

Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya  mudane Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Maanta Soo gaaray Magaalada Addisababa Wafdi uu hogaamin Madaxweynha DDSI. ayaa waxey kulamo iyo shirar aad u muhiim ah la yeelan doono Masuuliyiinta Ugu sareysa dawlada federaalka Itoobiya hadaba Socdaalka madaxweynha DDSI wararka kazoo kordha dib Ayaan idinka soo faahfaahin doonaa

Comments are closed