Dhageyso Musharax Sheekh Shariif oo Fariin Xasaasi ah u diray Baarlamaanka…

sheekh_shariifMuqdisho (estvlive) 15/01/2017

Musharax M/weyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo fursada ay heystaan Xildhibaanada isagoo ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan Bulshada Soomaaliyeedna ay ugu daneeyaan.

 

Sheekh Shariif ayaa intaa ku daray in Xildhibaanada uu ka codsanayo in Hogaanka dalka ay u doortaa qof xog badan ka og xaalka iyo siyaasada dalka iyo meesha hada uu marayo.

Sheekh Shariif ayaa ka mid ah Musharrax u taagan Hogaaminta dalka waxaana uu hada Magaalada Muqdisho ka wadaa Olole ku aadan Musharraxnimadiisa isgoona ka mid ah Musharraxiinta ugu Cad cad.

Comments are closed