MAAYARKA JIGJIGA: “Waxaan soo bandhigeynaa“ Xuska Maalinta Xoolo Dhaqatada

16231498_1881329142144794_118630626_oJigjiga (estvlive) 22/01/2017

Maayarka Magaalada Jigjiga Ayaa ka Qeybgalay kulan ku saabsan sidii loogu diyaargarowi lahaa xuska maalinta xoola-dhaqatada dalka itoobiya oo lagu qaban magaalada jigjiga kulan kaasi ayaa ka dhacay hoolka shirarka machad ka maareynta iyo adeega shacabka DDSI.

 

16145402_1881329372144771_563633434_oKulan kaasi ayaa waxaa kaloo ka soo qeybgalay Masuuliyiin Maamulka Magaalada jigjiga iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku dhaqan magaalada jigjiga waxaana kulankan ugu horreynba ka hadlay Maayarka Maamulka Magaalada Jigjiga Mudane Saciid Sumeymaan Axmed ayaa halkaasi kula dardaarmay dhamaan shacabkii ka soo qeygalay kulanka sidii looga bartay hada ka hor ay uga qeybqaateen xusaskii hore deegaanka lagu qabtay ayna uga qeyb qaataan xuskan maalinta xoola dhaqatada ee lagu qaban magaalada jigjiga

16196546_1881329382144770_1409798976_oQaar kamid ah bulshadii ka soo qeybgashay kulankaasi ayaa warbaahinta deegaanka u sheegay in ay kaalin mug-leh ay ka qaadanayaan ismaamulka dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa kasbaday in maanta Xusaska Xeer qaran lagu qabto Deegaanka Somalida waxaana fursadaasi keentay in deegaanka uu ku talaabsaday dhanka nabadgalyada iyo maamulka suuban ee ka Jira deegaanka

16196128_1881329385478103_882448448_o16244886_1881329392144769_49826998_o

Comments are closed