Tigray 12 Milyan oo Birr Ugu Deeqday DDSI Dadka Abaarta Saameysay

hqdefaultTigray (estvlive) 22/01/2017

Madaxweynaha Ismaamulka Dawlad Deegaanka Tigray Mudane Abay Woldu Ayaa Shaleyto warbaahnta u Sheegay in 12 Milyan oo Birr Ismaamulka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ugu deeqaan sii looga caawiyo dadka ay saameysay Abaaraha Gobolada deegaanka.

 

Kharashkan ayaa waxey kaa caawineysaa ayadoo loo isticmaalayo Cuntooyinka iyo nafaqooyiin dadka abaarta saameysay Madaxweynaha dawlad Deegaanka Tigray Mudane Abay Woldu ayuu hadalkiisa ku daray. waxaa xaqiiqo cad ah Ismaamulka Dawlad deegaanka Somalida iyo Ismaamulka Dawlad deegaanka Tigray ayaa waxey abuureen dhaqan midba midka kale in uu caawiyo hadey soo wajahdo labada Shacab islamarkaana ay is garab istaagaan isda ay noo garab istaageen Masiibadii ka dhacday magaalada Gondar  oo waxyoolo lasoo gaarsiyay shacabka Tigray waxaan nasiib u yeelanay in ay nagarab istaagan Shacabka Somalida itoobiya ayaa ugu horeeyay dadkii lasoo barakiciyay ugu deeqay 10 Malyin oo Birr sanadkii lasoo dhaafay 2016

Tigray iyo Soamlida Itoobiya Ayaa xeerkan ka dhaxeeya wuxuu noqotay mid lagu wada sheekeysto oo taariikhi ah in labada shacab ee walaalaha ah in ay is caawiyaan. Todobaadii hore, xukuumadda uu Hogaamiayo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in xukuumadiisa ay bilabeen 948 Milyan oo Birr oo si degdeg ah wax looga qabto dadka abaaraha ay saameysay oo ay tiradooda gaareysa 5.6 Milyan qof oo intooda badan ku nool koonfurta iyo bariga dalka itoobiya oo ay ku jiran Ismaamulka Somalida Itoobiya

 

Comments are closed