Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam oo Siweyn looga Soo dhaweeyay Qabridahare

FB_IMG_1485246085147Qabridahare  (estvnews) 24/01/2017

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn wafdi uu hogaaminayo ayaa Waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Qabridahare.

Screenshot_20170124-112253Waxaana halkaasi siweyn ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Mas’uuliin kale oo ka Tirsan Xukuumadda DDSi.

Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa…

Comments are closed