ITOOBIYA: Dr. Negeri Lencho 19-ka Carruur ee lasoo Afduubtay Goobo Ammaan ayaan ku celin doonaa

wasiirka warfaafinta itoobiyaGambella (estvlive) 03/02/2017

Wasiirka Warfaafinta Dalka Itoobiya, Dr. Negeri Lencho ayaa maanta warbaahinta dalka u sheegay in ay ku howlo jiraan 19 carruur oo laga soo afduubay sanadkii hore ee lasoo dhaafay xadka suudaanta koonfureed iyo itoobiya .

 

Xukuumada dalka itoobiya ayaa waxey tababartay 15.00 ciidamo maleeshiyaad ah sifa at iskaga caabiyaan hadii weerar kaga yimaada xadka suudanta K/fureed Wasiirka ayaa inta ku daray in masuuliyiinta  ismaamulka deegaanka ee Gambella ay kawada shaqeyn doonaan in 19-ka carruur ee dib loogu celin deegaankooda islamarkaana ay kazoo jeedaan qabiilka qabiilka Murle in goobaahaasi ay noqdaan goobo ammaan ah

Comments are closed