DAAWO Shacabka Yoocaale oo Haysta Biyo Nadiif ah Qasabadaha laga Cabi

Jigjiga (estvlive) 06/02/2017

 

Xukuumada Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ayaa sanadihii u dambeeyay ayaa waxey xooga saartay sidii dad iyo duunyoba looga xaqab tiri lahaa adeega dhanka biyaha.

Xukuumada DDSI ayaa suurta galisay in magaalada Yoocaale ay soo gaarsiiso Biyo qasabadooyin ay ka cabayaan shacabka degmada Yoocaale Biyahan ayaa waxaa laga soo jiiday Ceelbiyood ay dhawaan Xukuumada ka hirgalisay degmada

 

 

Shacabka degmada Yoocaale ayaa ka Faai’dey sanayaan water bontiyada ee laga hirgaliyay magaalada yoocaale ee ka tirsan gobolka Jarar.

Waxaa halkaasi Warbaahinta kula hadlay Gudoomiyaha Gobolka Jarar Mudane Cabdi Cali Mataan oo ka warbixiyay dadaalada aan kala go’alaheyn ee xukuumada DDSI ay ka hirgalineyso guud ahaan deegaanka

Ugu dambeyntii Shacabka Degmada Yoocaale oo maanta ka cabayaan Water bontiyadooda waana meelihii biyo la’aani ay ka jirtay

Comments are closed