Hambalyo Farmaajo oo noqday madaxweynaha Soomaaliya

farmaajo_president_660Muqdisho (estvlive) 08/02/2017

Maxamed Cabdullaahi Farmajo ayaa noqday madaxweynaha Soomaaliya ka dib markii uu tanaasulay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareega saddexaad kula tartami lahaa.

Comments are closed