Ogeysiis Dhamaan Ganacsatada DDSI Fadlan Shirka Barito Subax Qaryaan Dhoodaan 8:AM Kasoo Qeybgal

nogob newsJigjiga (estvlive) 10/02/2017

Ogeysiis dhamaan Ganacsatada Dawlad deegaanka Somaida Itoobiya waxaa lagu wargalinyaa in ay kasoo qeybgalaan Kulan wadatashi ah oo looga hadlayo Xaalada Abaaraha deegaanka.

Dhamaan Ganacsatada heerarka kala duwan waxaa laga codsanayaa in at waqiga ilaaliyaan kulankaasi ayaa waxaa lagu qabanayaa Hoolka Shirarka ee Qaryaan Dhoodaan ee  Magaalada Jigjiga wuxuuna Furmayaa Barito subax .

GoobtaWaa Qaryaan Dhoodaan

Taariikhda 4/6/2009TI 11.02.17

Saacda Labo sac Ama 8:AM

Wixii faahfaahin ah kala Xidhiidh Gudiga qaban Qaabada Shirka

 

 

Comments are closed