DAAWO RW Japan Rajo Weyn ka leh Donald Trump Sifa Xidhiidhka Ganacsi u Adkeyn Lahaa

Japanese Prime Minister Shinzo Abe and his wife Akie Abe attend dinner with U.S. President Donald Trump and his wife Melania at Mar-a-Lago Club in Palm Beach, Florida U.S., February 10, 2017. REUTERS/Carlos Barria TPX IMAGES OF THE DAY

Mareykanka (estvlive) 12/02/2017

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Ra’iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa galay kulan koodiigalay maalintii labaad  Florida, labada hogaamiya ayaa waxey xal u raadinayaan xiriirka labada dal ee ganacsiga sidii loo hirgalin lahaa iyo mid “diblomaasiyadeed”

 

Comments are closed