Muhaajiriin lagu xiray Mareykanka

vwMareykanka (estvlive) 12/02/2017

Asbuucaan gudihiisa ayaa muhaajiriin waxaa lagu xiray Mareykanka.

Booliska ayaa qabqabtay muhaajiriin booliska oo ka shidaal qaadanaya amarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump uu uga soo horjeedo muhaajiriinta gaar ahaan kuwa ka yimaada dalal todobo ah oo Soomaaliya ay kujirto.

 

 

Boqolaal muhaajiriin ah ayaa la xiray kuwaasoo aanan wadan wax aqoonsiyo ah asbuucaan. Weerarkaa ayaa ah kii ugu horeeyay kaasoo xaddiga intaa dhan gaarsiisan dad badana lagu soo qabqabtay.

 

Weerarkaa qabqabashada ah ee socda ayaa haatan walaac ka dhex abuuray bulshooyinka muhaajiriinta cusub ah ee ku sugan daafaha Mareykanka oo dhan.

 

Meelaha dadkaa laga soo qabqabtay ayaa waxaa ay yihiin ilaa iminka Atlanta, Austin, Chicago, Los Angeles, iyo New York.

 

Comments are closed