Madaxweyne Farmaajo oo la caleemo saarayo 22 ka bishan Feberaayo

2017214636226360840030903farmaajohowlwMuqdisho (estvlive) 14/02/2017

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban siddeed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha jamhuuiyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Munaasabada caleemo saarka ayaa waxaa la sheegay inay dhici doonto 22-ka bishan Febraayo, sida ku cad qoraal kasoo baxay ra’iisul wasaare ku xigeenka.

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajao ayaa lagu doortay doorasho magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka dhacday sideeddii bishan.

Hadaba Akhrsio magacyada gudiga qabanqaabada munaasabada caleemo saarka madaxweynaha :

 

 

Comments are closed