Magacyada Gudiga Qaban qaabada Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo

farmaajoMuqdisho (estvlive) 14/02/207

 Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood.

Gudigan ayaa loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha cuusb ee Soomalaiya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Guddigan lix Guddi hoosaad oo mid waliba guddiyo gaara leh, waxaana mid kasta hormuud Wasiir ka tirsan xukuumadii hore.

Comments are closed