Wafdiga Ganacsato oo Booqday Dalka Sweden oo Siweyn loogu soo Dhaweeyay

16780236_1896176533993388_1290018315_nSweden (estvlive) 17/02/2017

Waxaa Dalka Sweden Soo gaadhay wafdi ganacsato ah oo ka socday dalka Itoobiya Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Masuuliyiin sare oo ka tirsan Shirkada Allglobal Sweden.

16788347_1896176310660077_350180318_nWafdigan Ganacsatada ah oo ay ka Socdeen Shirkada East African Holding waxaa kaloo wafdi wehlinayay Shirkad kale oo lagu magacaabo National Cement waxaana wafdiga hogaaminayay Mudane Getechew Okebey.

16780498_1896180460659662_967692743_nMasuuliyiinta kasocday Shirkada Allglobal Sweden Abdirisaaq Sh Cabdulaahi oo warbaahinta DDSI u sheegay in uu dhawaan deegaanka Booqasho shaqo uu ku tagay islamarkaana Shirkadooyin ay heshiis lagaleen Wafdigan ganacsatada ah ee kasocda dalka itoobiya iyo Shirkada Allglobal Sweden ayaa waxaa dhaxmaray heshiis wada shaqeyn ah Mustaqbalka.

Ugu dambeyntii, Wafdigan ayaa booqday goobo farabadan oo ay kamid yihiin warshadooyinka wax soosaarka Qurbajoogta deegaanka Somalida Itoobiya ayaa dadaal xoogan uGu jiraan sidii dalka iyo deegaanka loo maal-galinlahaa

Comments are closed