Gudoomiyihii gobolka Sool oo shil gaari ku geeriyooday

gudoomiyaha soolLaascaanood (estvlive) 18/02/2017

Allaha u naxariistee waxaa shil gaari ku geeriyooday gudoomiyihii gobolka Sool ee Puntland-Soomaaliya Muqtaar Mahad

Waxaa sidoo kale shilka ku geeriyooday mid ka mid ah istaafka gudoomiyaha, iyadoo shilka uu ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Garowe iyo Laascaanood

Madaxda Puntland ayaa tacsi tiiranyo leh ka diray  geerida ku timid narxuumka

Comments are closed