Marwo Sucaad oo Maanta Xadhiga kajaray Buundada Weyn Ee Geeldoox

Screenshot_20170221-130507Geeldoox  (estvlive) 21/02/2017

Madaxweyne Kuxigeenka DDSI ahna wasiirka Xafiiska Beeraha iyo Horumarinta Khayraadka Dabiiciga ah Marwo Sucaad Axmed Faarax ayaa maanta xadhiga kajaray buundada Weyn ee Geeldoox.

 

Screenshot_20170221-130036Waxaana halkaasi ku wehelinayay Mas’uuliinta katirsan Xukuumadda DDSI oo uu kamid yahay Wasiirka Madaxtooyada DDSI Mudane Cabdi Mahad  iyo mas’uuliin oo karisan hay’ada WFB, DFID, UK, oo Mashruuca  dhismaha Buundada Geeldoox lacagta ku baxday Mashruuca ay maalgaliyeen.

Screenshot_20170221-130013Waxaa halkaasi khadab dheer ka jeedisay Marwo Sucaad Axmed Faarax oo uga Mahad celisay Mas’uuliintii sare oo mashruucan hirgaliyay xukuumada DDSI ayaa waxey xooga saartay sidii dhamaan adeegyada horumarineed looga haqab-tiri lahaa dhamaan  Bulshada dawlada deegaanka Somalida itoobiya Meelkasta Ay Joogaan.

Screenshot_20170221-125955Shacabka Degmada lagahida ayaa Siweyn u soo dhaweeyay Buundada Weyn ee Geeldoox ay maanta Xukuumadda DDSI ay xadhiga kajaray islamarkaana ay u mahadceliyeen xukuumada DDSI sida markasta ay shacabka deegaanka u garab taagan tahay

FB_IMG_1487669665139Ugu dambeyntii, shacabka deegaanka lagahida ayaa aad ugu faraxsnaa buundada Weyn ee Geeldoox.

Comments are closed