3-Qof dhimasho magaalada Gaarisa ee dalka Kenya

2017223636234418779807556gar-pic660Gaarisa (estvlive) 23/02/2017

Ilaa 3 qof ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya. Burcad ku hubeysneyd mindiyo ayaa dadkaa ku dishay hoteel ka mid ah hoteelada magaaladaa. Dadka la dilay ayaa ka tirsanaa shaqaalaha hoteelkaa.

 

Burcadii ayaa goobtaa ka baxsatay ayadoon wax hanti ama lacag ah qaadan.

Booliska magaalada Gaarisa ayaa iminka wada baaritaan la xiriira sidii loo soo qaban lahaa dadkii dilay shaqaalahaasi hoteelkaa ka shaqeynayay.

Comments are closed