Tacsi Tiiraanyo Leh Allaah Unaxaristo Yusuf Cabdinaasir Xusen oo Ku Geeriyooday Tuulada Jiic ee Degmada Marsin

Screenshot_2015-09-03-05-24-24-1Marsin (estvlive) 27/02/2017

Yusuf Cabdinaasir Xusen Oo Ku Geeriyooday Tuulada Jiic ee Degmada Marsin ee gobolka Qoraxay  Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Anagoo Ah Qoyska Yusuf Cabdinaasir Xusen Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U Direynaa, Reer Yusuf Cabdinaasir Xusen: Waxaanu Ilaahay Uga Baryeynaa Inuu Marxuumka Jannadii Fardowsa Ka Waraabiyo. Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Eheladii Uu Ka Geeriyooday Oo Aanu Ka Mid Nahayna Samir Iyo Iimaan Naga Wada Siiyo.

Marxuumka Ayaa Gobolka Qoraxay oo caan ka ahaa Wuxuu ka tagay Tiradooda Waa 9-Wiil iyo 5-Gabdhood Marxuum Yusuf  85 Sano Jir ku geeriyooday Allow ku Naxriiso.

Annagoo Ah Howlwadenada Warbaahinta DDSI, Waxaan Dhankanaga Marxuumka Ugu Ducaynaynaa Inuu Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo, Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Tegayna Samir & Iimaan Ka Siiyo Aamiin

 

Comments are closed