DAAWO Xildhibaan DDS Xasaanad Leh oo Xabsiga Loo Taxaabay oo la Cambaareeyay

Jigjiga (estvlive) 28/10/2018

Qaar  ka mid ah Xildhibaannada dowlad deegaanka Somalida  ayaa si kulul u cambaareeyay wax ay ku tilmaameen xarigga aan sabab lahayn oo la gaystay Xildhibaan Nasra Xasan ilaa hadda la garanayn sababta loo xiray xildhibaanka. hadaba Xildhibaan Yusuf Cilmi Isxaaq oo kamid ah xildhibaan laga soo doortay degmada shilaabo ee gobolka qoraxay ayaa BBC-da la hadlay 

 

Comments are closed